ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUUM CALI WARSAME CALI (GABAN)
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin, waxay tacsi gaarsiineynayaan eheladii iyo qoyskii uu ka geeryoodey
marxuum Cali Warsame Cali (GABAN) oo ku geeryoodey magaalada Minneapolis, gobolka
Minnesota ee dalka mareykanka ,octoober 23. Waxaana tacsidaas lagaarsiinayaa ehalka marxuumka
oo kala jooga mareykanka, europe, isutagga emaaraadka arabta(uae), somalia
, khaas ahaan XINGALOOL, GOBOLKA SANAAG.
Waxaan eebe uga baryeynaa in ALLe uu marxuumka janadii ka waraabiyo, qoyskii uu ka
tegayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin.
Waxaa tacsidaan diraya:
1. injineer nur yussuf isse
2.Abshir yussuf isse.
3.abdirizak yussuf isse.
4.lul yussuf isse
5.Ahmed farah artgos
6.jama omer ismail.
7.Ali salad ciiro.
8.said jama warsame.
9.jama abdulkadir daadey.
10.Abdulkadir haji mohamed.
11 .ahmed mohamed hassan.
12.mohamed said kukay.
13.sharmaarke said kukay.
14.Abdulkadir mohamoud rabah.
15.abdi ahmed moalim .
Dhammaan dadkan oo jooga dalka mareykan.
mahadsanidin.
injineer yousuf nur
yousufnur@hotmail.com
seattle washington USA.
October 26, 2001
MARXUUM: CALI WARSAME OO KUGEERIYOODEY MINNESOTA
Wararka ka imanaya Minnesota ayaa sheegaya in Marxuum: Cali Warsame oo ahaa oday Soomaaliyeed oo da'diisu tahay 66jir ayaa waxaa Arbaca 24 Octobar shaaca lagaqaaday in uu ku geeriyoodey Minneapolis.
Marxuumka waxaa markey taariikhdu ahayd 14 Octoobar 2001 laga helay meel baska laga raaco uu kutaal ama u dhow agagaarka isgoyska E. 17th St. iyo Chicago Av. S. isaga oo lagaraacay, ama wajiga waxlooga dhiftay, waxaana markaas dhaawacaas awgeed ladhigay cisbitaalka lagumagcaabo Hennepin County Medical Center.
Somalis call man's death a hate crime
Friends describe Ali Ali as a gentle man who enjoyed helping other Somalis with their English.
He was 66 and lived with his wife and grown children in Minneapolis.
He was proud of becoming a new American citizen just last month.
He was waiting for a bus on a Sunday afternoon when he was attacked and beaten unconscious 11 days ago.
...His friends, family and many in the Twin Cities Somali community say Ali was attacked because he was a Somali
pioneerplanet [01-10-25]
|
Waxaa lagu soo waramay in cisbitaalku uusan weli caddayn sabata geerida Marxuumka. Waxaase dadka u dhow marxuumka ay sheegeen in uu u geeriyoodey dhaawacii lasoo gaarsiiyey kadib markii la garacay.
Marxuumka waxaa salaada Jinaasada Lagu tukanayaa Khamiista (maanta Oct 25, 2001), iyadoo sida lagu wado isla maanta la aasi doono.
2001-10-25
SOURCE: Wargal Jooga Minneapolis, MN
DISTRIBUTED VIA SOMALITALK.COM
Shirkii Jaraa'id ee Soomaalida Minnesota