Make your own free website on Tripod.com
SOMALITALK.COM

Cedar waa Xaafadda ay ugu badanyihiin Soomaalida kudhaqan Minneapolis, waxayna u dhigantaa Dixon oo Toronto ah, ama Islii oo Nairobi ah
Eeg Sawirka oo weyn



Dendell Holley, who was among several people waiting for buses in the area, said the man was holding the machete down as he walked and was not threatening pedestrians. He said that after passing the bus stop the man hit a police car with the machete and officers jumped out. "They were telling him to put it down, put it down," Holley said. "It seemed like they just unloaded their guns on him." Statribune





While the man was mentally ill, he was a kind man and father of two children, said neighbor Mohamed Ahmed. He saw the man a few hours before the shooting and noticed nothing out of the ordinary.
Its not right, Ahmed said. PioneerPress








"I can't believe that they did it. This guy was mentally ill," said Amal Yusuf, executive director of the Somalian Women's Association, who was driving near the shooting site.
"It was a long knife that he was holding in his hand," Yusuf said. "They could have used Mace." Statribune









"This guy was a very good guy," said Mohamed Ahmed, a friend and neighbor who saw the man about an hour before the shooting. "He just became sick. You can't be shot because you are sick. That is not the American way."









Rahma Ali, who knew the man, said she followed him the entire way from Cedar-Riverside on Sunday. She said she first saw him when they were descending in an elevator from the apartment building where he lived.
"He wasn't looking for anyone to cut," she said. Nevertheless, she tried to get him to drop the machete because she said it looked "so tall and so dangerous."
She said that during the walk to the Chicago-Franklin intersection the man did not look back, or seem to acknowledge those around him.
"He just kept saying, 'Allahu akbar, Allahu akbar,' over and over again," she said. She and others at the scene translated that to mean, "God is great." Statribune


| Home | FreeWeb | FreeEmail | TellFriend | Search | Feedback | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK.COM
Wararka Soomaalida Minneapolis, Minnesota, USA
ISLAM Siiro Saxaabad Sako
QURAAN  Xaafid Xaj Ciid.Adxa 
Qurbaha Students Guurka EAU
HTML TAARIIKH QUIZ SAMAFAL
. Kulankii Soomaalida London, Canada
. Macluumaadka Bilaha iyo Cimilada
XAYAYSIIS
Xawaaladda DALSAN ee dacalada Adduunka Dalsan
XAYAYSIIS
Xafiisyada KAAH EXPRESS ee daafaha dunida Kaah Express
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sacuudiga
Kulankii jaaliyada iyo Safaarada Soomaalida GUJI

Jaamacadda camuud ee Boorame
Warbixin kusaabsan Jaamacada Camuud GUJI
Jaamacada EAU ee Boosaaso
Warbixin kusaabsan Jaamacada Bariga Afrika GUJI
MASJIDKA ABUBAKAR
Mashruuca Masjidka Abuubakar ee Minneapolis, Minnesota, USA GUJI
Waa Maxay Screen Resolution
800x600 waa kan ugu badan oo la adeegsado, macneheed? si aad u ogaatid GUJI
MAQAAL: 4tii Maxamed

WARGEYS KASOO BAXA MINNESOTA OO QORAAL DHEER KA QORAY SOOMAALIDA

Qoraaladii wargeyska Startribune ee maanta (Axad March 17) ka akhri cinwaanada hoose:

Wardere, 4, plays in the snow
Maryam Wardere, 4, plays in the snow.
A Somali man shot by police officers. Ten Somali men deported. Beyond those incidents is a larger story: thousands of Somali refugees making new lives as Minnesotans.


STARTRIBUNE OO SOOWADA QORAAL AY KA QORTAY SOOMAALIDA MINNESOTA

Sida aad la socotaanba Soomaalida Minnesota deggan wararka la sheegaa waa batay waxayna isugu jiraan kuwa xun iyo kuwo fiican.

Haddaba la socda berito oo Axad ah waxaa soo bixi doona cadad wayn oo ah baaritaan mudo bilo ah socday oo laga qori doona Soomaalida Minnesota guud ahaan. Barnaamijkaas [Projectigaas] waxaa waday oona daabici doona Journalka lagumagcaabo Startribune, wuxuuna soo bixi doonaa berito oo Axad ah March 17, 2002.

Mahamoud Wardere
marech 16, 2002


"Waxaan Soo galay dukaan ay Soomaalidu leedahay oo kuyaal magaalada Minneaplois, waxaa derbiga dukaankaas ku dheganaa farwaaweyn oo u qorayd sidan: HAGADANINA WARGEYSKA STARTRIBUNE WUXUU NECEBYAHAY SOOMAALIDA". Sidaas waxaa yiri Soomaali Jooga Magaalooyinka mataanaha.

WELI LAMA OGA QORAALKA AY STARTRIBUNE SOOWADO WAXA UU SOOMAALIDA KASOO SHEEGI DOONO, LAAKIIN WAXAAD HOOS KAHELIKARTAA WAXYAABIHII HORE EE DHEXMARAY SOOMAALIDA IYO WARGEYSKAAS.
StarTribune oo markii 1aad qirtay in Marxuum Cali Warsame la diley

Somalis, Muslims denounce Star Tribune story

"Somali and Muslim leaders on Monday denounced as inaccurate and irresponsible a Star Tribune story saying federal investigators believe that some Twin Cities-area Somalis sent money to a group linked to Osama bin Laden." StarTribune [Minnesota]
>> Somalis say news story is behind attacks on them
>> Somali and Muslim leaders dispute a newspaper report
>> Meeting to address reports of attacks on Somalis
>> Somalis and Muslims Dispute Report of Local
>> Local Leaders Deny Fund-Raising Link
>> Area donors may have given to Somali terror group


QORAALADII WARDHEERE

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
.


Copyright © 2002 somalitalk.com. All rights reserved. Privacy


Saxaabada | Baro-HTML | Zakaat | Xajka | Sombeauty | Kids-Safety