KHARTOUM, SUDAN
|
Shirkii IGAD oo laqabtay Jan 10 - Jan 11, 2002 Khartuum
GUJI..
|
LETTER FROM OGADEENYA
|
Letter from Abdullahi M. Sadi, Former First President of Somali Region (Ogadenia) Read here
|
G O L E
|
Golaha Beesha Kablalax
GUJI...
|
WISDOM OF THE WEEK
|
For every human problem there is a solution that is simple, neat, and wrong. Click Here
|
IDAACADA IQRA
|
Warbixin Ku Saabsan Idaacada IQRA FM - Nairobi Kenya
GUJI...
|
BOOSAASO, SOOMAALIYA
|
Eeg Sawirkan oo Weyn
Sawirkan wuxuu muujinayaa Boosaaso oo kamid meelaha ay maraan buuraha silsilada Golis Guji...
|
MADAXWEYNAYAAL
|
Aadan Cabdullah Cusmaan 1 Jul 1960 - 10 Jun 1967
Cabdirashiid Cali Sharmaarke
10 Jun 1967 - 15 Oct 1969
Sheekh Mukhtar Maxammad Xuseen (Kusime) 15 Oct 1967 - 21 Oct 1969
Maxamad Siyaad Barre
21 Oct 1969 - 27 Jan 1991
Shirkii Jabuuti: Cali Mahdi Maxamad
29 Jan 1991 - ( 3 Jan 1997)
............
Cabdiqassim Salaad Xassan
27 Aug 2000 - Hadda
|
|
RA'IISULWASAARAYAAL
|
Maxamad Xaji Ibrahim Cigaal
26 Jun 1960 - 12 Jul 1960
Cabdirashiid Cali Sharmaarke
12 Jul 1960 - 14 Jun 1964
Cabdulrasaaq Xaji Xuseen
14 Jun 1964 - 15 Jul 1967
Maxamad Xaji Ibrahim Cigaal
15 Jul 1967 - 1 Nov 1969
Maxamad Siyaad Barre
1 Nov 1969 - Mar 1970
Maxamad Cali Samatar
1 Feb 1987 - 3 Sep 1990
Maxamad Xawaadle Madar
3 Sep 1990 - 24 Jan 1991
Cumar Carte Qaalib
24 Jan 1991 - 3 Jan 1997
...............
Cali Khaliif Galaydh
8 Oct 2000 - 28 Oct 2001
Xasan Abshir Faarax
12 Nov , 2001 - Hadda
|
|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
WAR-SAXAAFADEED ONLF
|
ITOOBIYA WAXAY NOQOTAY CAQABADDA UGU WEYN EE HORTAAGAN WAAN WAANTA
NABAD DOONKA AH EE SOOMAALI LOOGU JIRO.
March 9th 2001
Itoobiya waxay ayaamahan dambe siyaadisay faragelinta qaawan ee ay
ku faragelinayso arrimaha gudaha Soomaaliya, taas ooy uga dan leedahay
inay curyaamiso shir nabadeedka lagu talo gashan yahay in magaalada
Nairobi ee dalka Keenya lagu qabto kaas oo IGAD ay qaban qaabinayso.
Dhaqdhaqaaqa ciidanka xoogga Itoobiya ay ka wadaan dalka Soomaaliya
gudihiisa ujeeddo kale ma laha oo aan ahayn in la fashiliyo shir
nabadeedkaas isla markaa lagu argagixiyo dawladda ku meel gaadhka
Soomaaliyeed si ay ugu sujuuddo qorsha Itoobiya wadato.
HORN OF AFRICA'S PROBLEM IS THE LEGACY OF THE ABYSINIAN EMPIRE STATE (ETHIOPIA).
Letter from Abdullahi M. Sadi, Former First President of Somali Region (Ogadenia).
Read here
"One who studies Abysinian feudal Empire State (Ethiopia) history will be compelled to arrive at the coming conclusion: " by Abdullahi M. Sadi
Promotion of respect for human rights and fundamental freedoms;
Without this, the century old cycle of war and violent in Horn of Africa will unfortunately continue. It is time for men of good will to act. Read
more..
1894
Tripartite Accord was reached by Great Britain, Italy, and Ethiopia over
Somali territories. Italian control was established over an area at the
Indian Ocean, later known as Italian Somaliland. The Accord also
recognised Menelik's claim to Ogaden. More..
|
Marka dalalka kale ee xubnaha ka ah ururka IGAD ay ka fikirayaan
sidii ay isugu keeni lahaayeen xoogagga soomaaliyeed ee iska soo
horjeeda iyo in la heshiisiiyo ayey Itoobiya sii hubaynaysaa tababaro
askarina siinaysaa mucaaradka ka soo horjeeda Dawladda ku-meel gaadhka
Soomaaliyeed taas oo dab ku sii daaraysa xaaladii hore u murugsanayd.
Ciidanka Itoobiya waxay bilaabeen inay dalka Soomaaliya gudihiisa garoomo
diyaaradeed dayac tiraan si ay ugu sahlanaato taakulaynteeda ay taakulaynayso
kuwa iyada raacsan. Waxaa kale oo ay meelo ka mid ah koonfurta Soomaali
ka dhisaysaa xarumo is gaadhsiin si ay u dhega-dhegayso is gaadhsiinta
hawada Soomaali.Sidoo kale ciidanka lugta ee Itoobiya waxay soo galeen
magaalooyinka ay ka mid yihiin Garowe, Guriceel iyo Xudur. Dad badan
oo ku noolaa magaalooyinka ayey xidhxidheen, jidhdil culusna way
u gaysteen dadkaa ay xidhxidheen. Waxaa la sheegayaa in qaar dadkaa
ka mid ah ay dhinteen. Gaar ahaan dadka ay sida goonida ah u xulanayso
waa odoyaasha iyo madaxda beelaha kuwaas oo muujiyey inayna raali
ka ahayn Soo gelidda ay Itoobiya soo gashay magaaladooda.
Talaabooyinkaa naf la haarka ah ee fulaynimo ee Itoobiya ka waddo
Soomaaliya waxay kaga hortegaysaa heshiiska iyo midnimada ummadda
Soomaali taas oo aan maslaxada ummadaha Geeska Afrika oo keliya ahayn
ee ah maslaxada adduunka oo dhan inay nabadi ka aslaaxdo Soomaaliya.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) waxay ugu baaqaysaa
bulsha weynta caalamka gaar ahaan dalalka xubnaha ka ah ururka IGAD
inay Itoobiya ku cadaadiyaan inay faraha kala baxdo Soomaaliya ciidankeedana
kala soo baxdo. Faragelinta Itoobiya een kala go'a lahayn waxay sii
murginaysaa degenaansho la'aantii ka jirtay Geeska Afrika waxayna
sii siyaadin dhibaatada shacabka Soomaali een waxba galabsanin ee
u baahan nabad waarta.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya waxay aad u bogaadinaysaa
dadaalka ay dawladda Jabuuti, Keenya iyo Eriteriya wadaan, kuwaas
oo muujiyey daacadnimadooda sidii loogu heli lahaa dibu heshiisiin
iyo Soomaaliyeed.
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO)
Xafiiska Warfaafinta
infobureau@onlf.org
FAAFIN: SOMALITALK | March 10, 2002
QOSOLKA DHURWAAGA RAGBAA RUN U MOODEY
. ONLF Press Release August 31, 2002
. ONLF Press Release July 16, 2001
. ONLF Press Release May 31, 2001
. ONLF Press Release May 20, 2001
. ONLF Press Release October 28, 2000
. ONLF Press Release October 22, 2000
. WARSAXAAFADEED ONLF, Oct 13, 2000
. ONLF recognizes Somalia New Government September 28, 2000
WARARKA RADIO XORIYO:
Febuary.26.2002 |
Febuary.19.2002 |
Febuary.15.2002 |
Febuary.12.2002 |
Febuary.8.2002 |
Febuary.5.2002 |
Febuary.1.2002 |
January.29.2002 |
January.25.2002 |
January.18.2002
|
January.15.2002
|
January.11.2002
| January.8.2002
| January.4.2002
| December.28.2001
| December.21.2001
| December.18.2001
| December.14.2001
| December.11.2001
| December.7.2001
| December.4.2001
| November.30.2001
| November.27.2001
| November.23.2001
DHEGEYSI: Dhegeyso Warka Radio Xoriyo
AFEEF: Afkaarta qoraalkaan waxaa leh gaarna ay u tahay ONLF, kana tarjumimaayo aragtida SomaliTalk
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
Usheeg Asxaabtaada
| Talo Bixin
|
|
|