|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
WARARKA IQRA
FM |
QALCADDA MOMBASSA
Sawirkaan wuxuu muujinayaa Qalcadda hadda lagumagcaabo Qalcadii Ciise, tan oo sida taariikhda hoose muujineyso in badan gacanta ugu jerey Islaamka
Qalcaddani waxa ay kutaalaa magaalada Mombasa, Kenya, marka aad gudeheeda gashid waxaad ku arkaysaa ayaado Qur'aan ah oo kuqoran qaybkamida albaabada qalcadda iyo qayb kamida qaariyadaha kore ee saqafka kor u haya. Waxaadna ku arkaysaa aayadaha ay kamid yihiin "INAA FATAXNAA LAKA FATXAN MUBIIN"
By: SomaliTalk Team
Fort of Mombasa History
- 1498 Portuguese reach Mombasa, but sail on to Malindi.
- 1589 Turks build a small fort at Mombasa
- 1593 Portuguese pull out of Malindi, begin to build Fort in Mombasa
- 1631 Sultan of Mombasa stabs Portuguese captain, takes over Fort
- 1632 Unsuccessful attemps by Portuguese to retake Fort.
- 1632 Sultan's nerve fails; he quits, Portuguese reoccupy.
- 1661 Sultan of Oman sacks Mombasa, but fears to attack Fort
- 1696 Sultan of Oman lays siege to Fort
- 1697 Portuguese in Fort dying from starvationmand plague
- 1698 Fort falls to Omani Arabs after 23/4 years seige
- 1728 Garrison mutinies against Arabs; Portuguese reoccupy
- 1729 Omani Arabs retake Fort; Portuguese leave for good
- 1741 Omani governor of Fort, al-Mazrui, declares independence
- 1746 Al-Mazrui murdered by Omanis; his brother kills assassins, becomes
governor
- 1824 Al-Mazrui governor seeks and gets British protection
- 1826 British protection withdrawn
- 1828 Sultan of Oman & Zanzibar (Sayyid Said) regains Fort
- 1829 Al-Mazrui forces starve out Suldan,s garrison
- 1833 Al-Mazrui forces in Fort withstand bombardment by Sultan
- 1837 The last Al-Mazrui governor submits to Sultan
- 1875 Fort bombardedby British ships to quell mutiny by al-Akida
- 1895-1958 Fort used as government prison
Source: National Museums of Kenya [publication]
|
HTML
|
QUIZ |
SAMAFAL |
TAARIIKH |
AF |
GOBOLADA
|
War saxaafadeed ay soo saareen ergada faraca xisbiga KANU ee dalka Kenya
14/3/2002 iqra fm Somali section
WQ. Ridwan haji abdiwali
War-Saxaafadeed Ay Soo Saareen Ergada Faraca Xisbiga Kanu Ee Nairobi Uga Qayb
Geleysa Shirka Midowga Labada Xisbi Ee KANU iyo NDP March 18da Ayna Ku Saxiixan
Yihiin Gudoomiyasha Faracyada KANU Makadara,Kasarani, Iyo Xoghayayaasha
Embakasi,Kasarani,Gudomiye Ku-Xigeenka Nairobi Iyo Starehe Waxay Soo Dhoweeyeen
Isu Taagida Xussen Macalin Musharaxnimada Xilka Gudomiye Ku-Xigeenimada Heer
Qaran Ee Xisbiga Kanu -Cusub.
Wasiirka Adeega Caafimaadka Xussen Macalin Ahna Xildhiban Laga Soo Doorto
Dujis,Waxay Ergada KANU Ee Nairobi Ku Sheegeen War -Saxaafadeekooda In Xussen
uu kusifoobay Karamo Iyo Daacdnimada Xisbiga Kanu, Xaqiijiyeyna Ka
Madaxbanaanida Qabiilka Iyo Musuqmaasuqa,Isla Markaana Hufnaan Kaga Sifoobay
Hawlaha Xisbiga ,Isagoon U Kala Eegin Dadka Kenyanka Ah Qabil,da' Iyo Siyaaso
Midna Mudadii Uu Ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Abaabulka Heer Qaran Ee Xisbiga
Kanu.
Sidaa Darteed ayey War-Saxaafadeedkooda Ku Yiraahdeen Waxaanu U Xaqiijinayaan
Xussen Macalin Kala Har La'aan Taageeradooda ,Waxayna Ugu Baaqeen Dhamaan
Kenyanka Ka Qayb Gelaya Shirka Kasarani March 18du In Codkooda ay Siiyaan.
IQRA FM, Qaybta AfSoomaaliga iqrafm@bidii.com
FAAFIN: SOMALITALK.COM | March 14, 2002
Qaarna
Kudheinteen Saxaraha Liibiya Qaarna Kuxiranyihiin Suudaan
Jaamacadda Concordia oo Muslimiinta U ogolaatay Qol Baaxadweyn oo ay kutukadaan
CANADA- Warsaxaafadeed kasoo baxaay CAIR-CAN ayaa muslimiinta ka codsaday in ay Jaamacadaas u mahadnaqaan
Warka oo dhan March 11
Golihii Wasiirada ee
DGPL oo la dhamaystiray
Afartii kadhinaa sagaalka ay golaha wasiirada Puntland ka koobanyihiin ay...
Warka oo dhan March 11
C/Risaaq Maxamud Saleeman oo Kubiiray Xisbiga Ilayska SL
NORWAY - Musharaxii hore ee Madaxweynenimada Somaliland ayaa sheegay in uu ku biiray xisbiga Ilayska Somaliland
Ka akhri halkan March 3
Waftiyo Kakala Socda dalal Kala duwan oo Booqday PL
BOSASO- Wafdi kakala socda Maraykan, Australia, Masar, Liibiya iyo Itoobiya ayaa dhawaan booqashooyin kala gaar gaara ku tegey Puntland. Ka akhri halkan March 2
Kalsoonid Kala Laabasho DKMG
Qoraal kasoo baxay Beesha Dhulbahante ee Degaanka Buuhoodle ayaa.. Ka akhri halkan
MAQAALKA MAANTA:WQ. Xaasi Sagaar Taariikhdii Midabyada Badnayd ee C/Laahi Yuusuf
Doorashadii Baarlamaanka Puntland
qaabkii ay u dhacday doorashadii guddoomiyaha iyo labada guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanka PL
Ka akhri halkan feb 28
Beesha Mudulood oo Qoraal Kasoosaaray daagaalkii Xamar
Warsaxaafadeed u soo saaray Golaha Midnimada Muddullood (GMM) ee Xaruntiisa tahay magaalada Toronto, Canada ayaa ka walaacsan dagaalka lagu hoobtay ee ka
dhacay Degmooyinka Maka iyo Madiina
Ka akhri halkan feb 28
SULDAAN SIRAAJI IYO ARAGTIDIISA DKMG
Waraysi uu bixiyey Suldaan Maxamed Xaji Siraaji oo uu kaga hadlayo waxyaabihii ay DKG garab martay Ka akhri halkan feb 28
CISMAAN ABOKOR IYO ARAGTIDIISA SOMALILAND
Waraysi uu bixiyey Hoggaamiyihii hore ee Xisbiga Ilayska Somaliland Cismaan Abokor Ka akhri halkan feb 28
Shuruud Adag oo Maraykanku Kuxiray
3 Soomaalida Sweden
Si looga saaro Liiska Argagixsada ayaa Seddex nin oo soomaali ah heystana dhalashada wadankan Sweden kana mid ahaa..
Ka akhri halkan feb 27 »WARBIXIN JAAMACADDA CAMUUD EE BOORAME: waraysi radio Sagal layeeshay madaxweyne kuxigeenka Jaamacada Camuud pro. C/laahi Xaashi Abiib
Ka.Dhegeyso.Halkan
Jabuuti oo Jawaab Kulul Kabixisay hadalkii Itoobiya
Hadalkii uu dhowaan sheegay safiirka Itoobiya u fadhiya Qaramada Midoobey ee Kusaabsanaa Soomaaliya ayaa...
Ka Akhri Halkan [Djabouti] feb 26
Soomaalida u soo Guur Timaada Dalka Hindiya oo Baryahan Batay
Soomaali badan ayaa sanadkii aynu soo dhaafanay guursaday hablo badan oo reer india ah oo (muslimiina ah) iyadoo ay...
Ka Akhri Halkan [Hindia] feb 23
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
Usheeg Asxaabtaada
| Talo Bixin
|
|
|