Make your own free website on Tripod.com


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK NEWS
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM.

BAAQ NABADEED OO KU WAJAHAN PUNTLAND.

KU:Culumaa’udiinka.
KU:Hogaan Dhaqameedyada(Isimada).
KU:Shacabka Puntland.

17.2.2002

yaasiin muuse boqor YAASIIN XAAJI MUUSE BOQOR
Saad u dhantihiin waxaan idiin soo dirayaa salaan tan ugu qiimaha badan ASALAAMU CALEEYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU.

Salaan bacdi waxaan ugu horeentii TACSI udirayaa qaraabadii iyo ehelkii dadkii ku geeryooday iskahor imaadyadii ka dhacay Puntland.

Aniga oo qiimeeynaya xaalada qalafsan ee uu maanta kusugan yahay dadka walaalaha ah ee reer Puntland oo ah runtii mid uu shaqsi damiirlahi uu ka aamusikarin, waxaan ugu baaqayaa Culumaa’udiinka, Isimada, Shacabka, Waxgaradka reer Puntland NABAD,waxana ku talinayaa hadii qeyr uu kujiro qodobada soo socda hadii layeelikaro.

1.In qof walba oo u dhashay gobolada Puntland uu katoobad keeno hadalada lacaadeeystay oo ah Soomaali waa burburtay Puntlandse waxaa badbaadshay Isimada taas oo gef ku ah alle awoodiisa,lana qiro nimcada alle.

2.In qof waliba uu iskii xil isaga saaro in Puntland dagaal danbe uusan ka dhicin,xabadana xaraf lagu bedelo(inlawada hadlo)

3.In lasoo dhaweeyo baaq walba oo nabad xanbaarsan,ama arinwalba oo baajin karta dhiig danbe oo gobolada Puntland ku daata.

4.In Isimada Puntland ay meel uga soo wada jeestaan nabadeenta shacabkooda si degdeg ahna u abaabulaan shir ay isugu yimaadaan dhamaan Isimada puntland,culimaa’udiinka,waxgaradka,IWM cayimida shirkana lagu dhawaaqo si degdeg ah taas oo aan qabo in ay hor sitaageyso dagaal dhaca,shirkaas na looga tashado nabadgelyada,midnimada,horumarinta,iyo aayaha Puntland.

5.In taladada soo socota oo taariikhdu tahay 22.1.2002 laga abaabulo dhamaan magaalooyinka waa weyn ee Puntland banaanbax lagu baaqayo nabad dadka walaalaha ah ee Puntland taas oo aan qabo iyadana in ay xaalada wax kabedelidoonto kana turjumidoonto nabad jaceelka shacabka Puntland.

Waxaan idinku boorinayaa in NABADA laga shaqeeyo laguna bixiyo qiimo walba taas ayaana shaqsi walba oo reer PUNTLAND ahina dan ugu jirtaa,laguna mashquulin intii ay toodii gashay ee loo taliyo inta nool.

Waxaan mahad balaaran usoo jeedinayaa inta samaha katalisay kuna mashquulsan nabad ka aslaaxda Puntland.

MUDANE YAASIIN XAAJI MUUSE BOQOR.

E-MAIL YASSIN_BOGOR@YAHOO.COM
TEL:0031243442097 GURIGA.
TEL:0031641300208 GACANTA.

FAAFIN: SOMALITALK | Janaayo 2002

AFEEF: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan.


Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
SOMALIA HISTORIC IMAGES
MOGADISHU PAST IMAGES
Check here www.swan.ac.uk
Other cities: Hargeysa | Bosaso
WORLD FACTBOOK
General information about Somalia from the CIA's edition of The World Factbook.
Check here www.cia.gov
ARCHIVE
US. State Departament Information. Report on:
Somalia Human Rights
1999 | 1998 | 1997 | 1996 | 1995 | 1994 | 1993 |
HISTORY OF SOMALI FLAG
Somalia flag was created by Mohammed Awale Liban, to know more Clich here
MAP OF SOMALIA
Map of Somalia (1992)
Click here
University of Texas
SOMALIA PROFILE
Somalia: Country Profile
BY: CountryWatch
Somalia: Country Profile
BY: BBC
SOMALIA LATEST NEWS
Want to know latest news from Somalia Today, click these links: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CYBERCRIME
Want to know more about the cybercrime
Check here www.cybercrime.gov
SOMALIA POLITICAL HISTORY
LIFE & PEACE REVIEW
Volume 8, Number 4 1994
Somalia: Its Political and Cultural History
Read here...
SOURCE: University of Pennsylvania

SOMALI HISTORY
BY: abdi jama ali | kolding, Denmark
On the surface, Somalia is perhaps the most homogenous country in Africa - most of its citizens share the same language, ethnic identity, religion, and culture. Yet it has never achieved lasting stability as a nation;
Read more...
REPORT: LOCAL NGO
BY: Ibrahim Raghe Mohamed, Mogadishu: As an observer with a parallel concern to the unprecedented crisis of our country, I have been following the disintegration and volatile situation of Somali Republic extremely step-by step.
Read more..

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.