.


Home | Free Webs | Your Email | TellFriend | Search | Feedback | | Allah Is Great
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK NEWS
ISLAM Siiro Saxaabad Sako
QURAAN»  Xaafid Xaj Ciid.Adxa 
Qurbaha Students Guurka EAU
HTML TAARIIKH QUIZ SAMAFAL
. Kulankii Soomaalida London, Canada
. Macluumaadka Bilaha iyo Cimilada

Xawaalada DALSAN oo kugu soo dhoweyneysa adeeg degdega iyo qiime macquul ah
XAFIISYAADA DALSAN KA EEG: http://somalitalk.com/dalsan

Dhismaha iyo Magacyada Wasaaraddaha
Iyo Wasiirada DKG

 

Jamhuuriyadda Soomaaliya
Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha

Madaxweynaha DKG oo Hortiisa lagu Dhaariyay Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub



1. Dr. Maxamuud Faarax Cumar “Indhabuur”
- Was. Caddaladda, Awqaafka iyo Arrimaha Diinta.

2. Dr. Daahir Sheekh Maxamed “Daahir Dayax”,
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga.

3. Danjire Yuusuf Xasan Ibrahim,
Wasiirka Arrimaha Dibadda.

4. Jeneral Cabdulwahaab Maxamed Xuseyn,
Wasiirka Gaashaandhigga.

5. Dr. Xuseyn Maxmuud Sh. Xuseyn,
Wasiirka Maliyadda.

6. Dr. Xuseyn Ceelaabe Faahiye,
Wasiirka Qorshaynta iyo Inkaashiga Caalamiga.

7.Dr. Sayid Axmed Sh. Daahir,
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha..

8.Dr. Yuusuf Macllin Amiin “Baadiyow”,
Wasiirka Warshadaha.

9.Dr. Axmed Maxamed Xanndulle,
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha.

10,Dr. Maxamed Warsame Cali,
Wasiirka Hawlaha Guud.

11.Dr. Cabdi Gulled Maxamed,
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.

12.Dr. Cabdiwali Jaamac Warsame,
Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha.

13.Ing. Cabdicasiis Sheikh Mukhtaar,
Wasiirka Seyniska iyo Teknolojiyada.

14.Prof. Cabduraxman Aden Ibrahim “Ibbi”,
Wasiirka Warfaafiinta.

15.Dr. Maxamed Nuuraani Bakar,
Wasiirka Caafimaadka.

16.Dr. Xuseyn Maxamed Cusmaan”Junbur”,
Wasiirka Waxbar. Iyo Barbaarinta.

17.Dr. Sakariya Maxamuud X. Cabdi,
Wasiirka Tacliinta Sare.

18.Mudane Cabdullahi Maxamed Shirwac,
Wasiir Shaqada iyo BadbaadadaShaqaalaha.

19.Dr. Cabdulcasiis Mukhtaar Qariidi,
Wasiirka Dhallinyarada iyo Sbortiga.

20.Dr. Maxamed Nuur Jilley,
Wasiirka Dawladaha Hoose.

21.Dr.Xasan Faarax Xujaale,
Wasiirka Dalxiiska iyo Badbaadada Duur-Joogta.

22.Mudane Cumar Xaashi Aaden,
Wasiirka Lacagta.

23.Dr. Maxamed Meydhane Buraale,
Wasiirka Dib-u-Heshiisiinta iyo Xallinta Khilaafaadka.

24.Dr. Cali Cabduraxman Xersi,
Wasiirka Dastuurka iyo Federaalka.

25.Dr. Abuukar Cabdi Cusmaan,
Wasiirka Bi’ada iyo La-dagaalanka Nabaadguurka.

26.Dr.ssa Seynab Aweys Xuseyn,
Wasiirka Haweenka iyo Qoyska.

27.Mudane Cali Mursal Maxamed,
Wasiirka Hiddaha, Dhaqanka iyo Fanka.

28.Dr. Cabdulqaadir Aw Yuusuf Maxamed,
Wasiirka Dhib-u-dhiska iyo Guriyeenta.

29.Ing. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle “Madaxey”,
Wasiirka Arrimaha Naafada Iyo Dhaqancelinta.

30. Dr. Saciid Warsame Abokor,
Wasiirka Tamarta iyo Korontada.

31. Mudane Axmed Cabdullahi Jaamac “Daakir”,
Wasiirka Arrimaha Jaaliyadaha Dibadda iyo Qaxootiga.

ISHA: SONNA sonna2005@hotmail.com

Febraayo 16, 2002 | Muqdisho
SOMALITALK.COM | 2002


Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada


Copyright © 2002 somalitalk.com. All rights reserved. Privacy


Saxaabada | Baro-HTML | Zakaat | Xajka | Sombeauty | Kids-Safety