Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
XAJKA 1422
WAXA NOO SHARAF AH U ADEEGA XUJEYDA SANADKII 6aad

Dawlada S.Arabia, waa ay badashey nidaamkii hore ee uu xaajigu fiisah Xajka ama Cumrada Qunsiliyad uga doonan jirey. Taa waxa ay keentey in dadbadani usuuroobi waydey gudashada xajka ama cumrada.

Hadaba kooxdii xujey ah oo gaaraysa tira 50 qofa waxaan usoo diraynaa waraaqa ay fiisaha xajka kula soo baxaan. cidii fiisaha xajka soo hesha waxaan ula diyaarnahay:

  • - HOYWANAAGSAN OO NADIIFA OO XARAMKA UJIRA 2KM.
  • - CULUMO AQOON U LEH ACMAASHA XAJKA
  • - CUNTADA OO JUMLO LOOLA SOO IIBSHO
  • - SHAQAALE GURIGA U NADII FIYA
  • -Shoppionka Makka iyo jidda oo laga caawiyo iyo waxii kale oo khidma uu ubaahanyahay xaajigu.

Qiimaha guriga deegaanka makkah &medina waa $350 waana gurya ujira xaraka 2km waa makah medina aad oogu dhow oo umuuqda.

Hadyigu ama gowraca xajka badanaa $100 madhaafo.

wixii faah faahin laxiriir wakiiladeena ama toos noogala soo xiriir E- mail: xaj2002@hotmail.com
Mohamed wali Phone &Fax(9662) 566-1670 Mobile (9665) 477 8101
Abdirahman sheikh Mohamed Telphone (9662)5540839 Mobile(9665)3748712

GOOBAHA W/AMEERIKA EE SAFARKA XAJKA LAGA QABANQAABINAYO

XAJ: 1422/2002


Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
HAJ INFORMATION CENTER
. Haj Information/Guide
. Once-in-a-lifetime-obligatory
. Pilgrimage to Makkah
. Caravan Hajj & Umrah
. Hajj and Eid-ul-Adha
. The Call of Ibrahim
. HAJJ Maps
SIIRADII RASUULKA
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
SAKADA MAALKA
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 |

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.